Kadib markii magaaladda Cadaado ee xarunta Galmudug ay xalay Wada hadallo ku yeesheen Wasiirka arrimaha Gudaha Federaalka Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore...
Duleedka Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari waxaa xukun dil ah lagu fuliyay 5 dhalinyaro ah oo horey Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka codsaday dowlada Maraykanka in ciidamadeeda ay mihiimada koowaad siiyaan sidii ay uga fogaan lahaayeen...
Maxakamada Hargeysa ayaa soo gaba gabayay Dawacwad maamulka Somaliland ku haystay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo mudo laba Bilood ah ku xidhnaa...
Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa ayaa wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ku xukuntay xabsi dhan 2 Sano. Wariyaha ayaa Saaka waxaa lasoo taagay...
Xildhibaanad Muna Khaliif Sheekh ayaa markii ugu horaysay siwayn uga hadashay Wax badan oo ku saabsan Nolosheeda iyo Guulaha ay ka gaadhay....
Doorashadii Madaxweynaha Maaamulka Galmudug ayaa dib loo dhigay muddo saddex todobaad ah, Iyadoo markii hore lagu waday Doorashada Madaxweynahainay dhacdo 10ka bishan....
Booliska wadanka Sweden ayaa soo qabtay qof lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay weerar loo adeegsaday gaari weyn bartamaha magaalada Stockholm ayna...
Waxaa magaalada Muqdisho Mudooyinkii ugu dambeeyay ee lagu jiray Xiliga Kalaguurka Kusoo badanayey Weerarada Qaraxyada iyo Xaalada Amaan daro ee ka jirta...