WARARKA SOOMAALI

Daawo:Muna Key oo Warbaahinta kasoo muuqatay iyadda oo ka sheekaynasa Xaalada Abaarta ee Somaalia iyo Nolosheeda-Video

Xildhibaanad Muna Khaliif Sheekh ayaa markii ugu horaysay siwayn uga hadashay Wax badan oo ku saabsan Nolosheeda iyo Guulaha ay ka gaadhay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale waxay siwayn uga hadashay xaalada Soomaaliya, Horumarka iyo Fursadaha Balaadhan ee ka jira, Iyo sida dadka Soomaaliyeed ay uga sii Jeedaan Wanaaga, Islamarkaana ay u door bidayaan Qabyaalada.

Wararka Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top