WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dowladda Farmaajo oo Surka iskaga Duubtay Doorashadii Galmudug iyo Wasiir Juxa oo ku Guuleystay Joojinta-Video

Doorashadii Madaxweynaha Maaamulka Galmudug ayaa dib loo dhigay muddo saddex todobaad ah, Iyadoo markii hore lagu waday Doorashada Madaxweynahainay dhacdo 10ka bishan.

Wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa waxaa uu yiri “Waxaan isla garanay inaan doorashada dib u dhigno, muddo saddex todobaad ah”.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Go’aanka dib loogu dhigay doorashada Madaxweynaha Galmudug waa natiijada kulamo dhexmaray wafdiga Federaalka ka socda iyo madaxda Galmudug, waxaana sidoo kale la sheegay in la dhamayn doono Khilaafka Ahlu-sunah iyo Galmudug u dhexeeya, kadibna doorashada loo dareeri doono 30-ka Bisahan Hadii alle idmo.

Wararka Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top