WARARKA SOOMAALI

Daawo:Qaraxyada iyo Dilalka Qorshaysan oo Muqdisho kusoo badanaya Dooarashadii Farmaajo kadib iyo Jawaabata ay Dowladdu ka bixiso-Video

Waxaa magaalada Muqdisho Mudooyinkii ugu dambeeyay ee lagu jiray Xiliga Kalaguurka  Kusoo badanayey Weerarada Qaraxyada iyo Xaalada Amaan daro ee ka jirta magaalada Muqdisho.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Dawlada uu Hogaaminayo Madaxwayne Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa sheegtay inay  Jawaab Celin Samayn donto, iyadoo ku Dhowaaqday Xaalad dagaal, Sidoo kalana waxaa isbadal lagu sameeyay inta badan Hogaanka Ciidamada.

Wararka [email protected]

SOMALI NEWS

To Top