Alle ha unaxariistee waxaa saaka ku dhintay magaalada Buuhoodle ee Gobalka cayn Cabdieaxiim Saleebaan Faarax (Cabdiraxiim Rabiish) oo kamid ahaa dhalinyaradii ugu...
Ciidanka ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Rag loo heysto in ay kufsi ka geysteen Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir....
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xeer madaxweyne ku soo saaray aqbalida xil ka qaadista Golaha Wasiirada ku sameeyeen Hanti Dhowraha Guud...
Madaxweynihi hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole haadana ah Senator katirsan Golaha Aqalka sare ayaa shirqool ku tilmaamay dilkii magaalada Muqdisho loogu geystay...
Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in askari American ah lagu dilay howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab...
Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta kasoo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaana...
Hanti-dhowrkii Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo xalay xil ka qaadis ay ku sameeyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ka hor yimid...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa caawa yeeshay kulan deg-deg ah oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre....
Qubaro dhinaca ammaanka iyo xubno xilal horay u soo qabtay ayaa su’aal ka keenaya sida xilligan u dayacan yihiin qaar ka mid...
Aas qaran ayaa maanta magaalada Muqdisho loogu sameeyay wasiirkii wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u Dhiska marxuum Cabbaas Cabdullahi Siraaji oo xalay...