WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo Muqdisho soo gaadhay maanta iyo ujeedka socdaalkiisa-Video

Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta kasoo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaana lagu wadaa inay la kulmaan Madaxda Dowladda Federaalka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Madaxweyne Xaaf ayaa safarkaan uu maanta ku yimid Magaalada Muqdisho waxa uu noqonaya Kii ugu horeeyay ee uu ku yimaado Magaalada Muqdisho isagoo madaxweyne ah, Wuxuuna xusay inuu la kulmi doonaa madaxda Dowlada Dhexe ee Soomaaliya oo ay ka wada hadli doona Arimaha Shirka london ee Soomaaliya looga hadli doono, Islamarkaana u ka qayb geli doono.

SOMALI NEWS

To Top