WARARKA SOOMAALI

Daawo:Hay,adda SCODO oo Deeq Biyo iyo Daawo ah soo gaadhsiisay Buukaanada u jiifa Xanuunka Shuban Biyoodka Widhwidh-Video

Widhwidh Hayada SCODO Ayaa Waxay Deeqo Kala Duwan Oo Isugu Jira Biyo Iyo Daawooyin Ay Soogaadh Siisay Bukaanka Widhwidh Waxaana Deeqdan Waday Oo Wareejiyey Farduus Maxamed Maxamuud Yadoona Kuwareejisay Odayaasha Waxgaradka Gudiyada Gaafimaadka Iyo Abaarta

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Deeqdan Biyaha Ah Ayaa Yadu Ah 67 Booyadood Oo Loogu Talagalay In Biyo Nadiifa Lagu Waraabiyo Dadka Magaalada Gaar Ahaana Kuwa Xanuunka Shuaban Biyoodku Asiibay

Odayaasha Waxgaradka Deganka Widhwidh Ayaa Simug Iyo Miisaan Leh Ugu Mahad Celiyey Hayada SCODO Yagona Sheegay In Ay Tahay Mmid Bulshadeeda Garab Taagan Markasta Iyo Goob Kasta

 

SOMALI NEWS

To Top