WARARKA SOOMAALI

Daawo:Faroolle Madaxweynihii hore ee maamulka Garoowe,muxuu ka yidhi Dilkii Wasiir Cabaas Siraaj-Video

Madaxweynihi hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole haadana ah Senator katirsan Golaha Aqalka sare ayaa shirqool ku tilmaamay dilkii magaalada Muqdisho loogu geystay allaha unaxariistee wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya Cabbaas Siraaji.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Faroole oo aan hadalkaan la gamban ayaa waxuushnimo ku tilmaamay dilkaan, wuxuuna sheegay inuu aad uga xun yahay inay Soomaaliya weydo wasiir dhalinyaro ah oo howlkar ahaa, tusaalena u ahaa dhalinyarada.

SOMALI NEWS

To Top