Dalalka Sacuudiga, Imaaraadka Carabta, Masar iyo Baxreyn ayaa ku dhawaaqay inay xiriirka diblomaasiyadeed u jareen dowladda Qadar. Qadar ayaa lagu eedeeyay inay...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa soo gaadhay degmada Caabudwaaq, halkaasii lagu soo dhoweeyay, waxaa...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilahi Farmaajo ayaa shalay mar uu ka qayb galayey Munaasibad Balaadhan oo ka dhacday Garoonka Kubadda Cagta ee Koonis ee...
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Xaalad amni xumo aysan ka jirin degaanada Somaliland. Maamulka Somaliland ayaa sidoo kale sheegay in degaanada Somaliland...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbadii ugu kululeyd ka jeediyay isu soo bax lagu taageerayo Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Studium....
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dagaal beeleed Maanta ka bilowday deegaanka Adhicadeeye ee Gobolka Sool, Kaasi oo u dhexeeya Laba beelood...
Banaan bax ballaaran oo lagu taageerayo boqolka maalmood ee Madaxweynaha ayaa hada ka socda Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium ee degmada...
Ogaysiis muhiim ah, waxaa shir dhanka Telefoonka ah, looqabanayaa qurbajooga beelaha Baharsame iyo Khayr Cabdi (Bahokhayr). Shirkan oo ay sooqaban qaabiyeen qurba jooga labada...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyaata ayaa ku dhaqaaqay Talaabo muujineysa in Dowlada Kenya ay xushmo weyn u hayso dadka diimaha kala duwan...
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa saakay si weyn loo adkeeyay, waxaana inta badan xiran wadooyinka Muhiimka ah ee Caasimada gaar ahaan Wadooyinka gala...