WARARKA SOOMAALI

Daawo- Shacabkii ugu badnaa oo isugu soo baxay Xamar iyo Umadd u jibeysan dawladnimo-Daawo mUQAALKAN-VIDEO

Banaan bax ballaaran oo lagu taageerayo boqolka maalmood ee Madaxweynaha ayaa hada ka socda Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium ee degmada C/casiis.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Kumanaan ruux oo badan haween ayaa ka qeyb qaadanaya banaan baxa, kuwaasoo saakay gaadiid looga soo qaaday degmooyinka, waxaa ay wataan calanka Soomaaliya, fanaanado iyo Koofi uu ku sawiran yahay Madaxweynaha.

Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Wasiiro, Xildhibaano, qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeedin doona banaan, baxa, taasoo noqoneysa khudbadii u horeysay ee uu shacabka u jeediyo.

Banaan baxan ayaa noqonaya kii ugu ballaarnaa ee lagu taageerayo Madaxweynaha oo ka dhaca Muqdisho

 

SOMALI NEWS

To Top