WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo ku sigtay in uu Dhirbaaxo mid kamida ilaaladiisa,Maxaa dhacay-Video

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilahi Farmaajo ayaa shalay mar uu ka qayb galayey Munaasibad Balaadhan oo ka dhacday Garoonka Kubadda Cagta ee Koonis ee Magaalada Muqdisho ayaa ku sigtay in uu dhirbaaxo mid kamid ah ilaaaladiisa kadib markii uu damacay in uu ka hor istaago shacab fara badan oo uu Farmaajo u socday in uu gacan qaado.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Muuqaal ay heshay Shabakadda Horufadhi Media ayaa muujinaya Madaxweyne Farmaajo oo si dirqi ah isaga qabtay mid kamidda ilaaladiisa kadib gacanta markii uu u taagay in uu dhirbaaxo,Madaxweynaha ayaa intaas kadib sii watay ujeedka socdaalkii oo uu ku abaarayey shacab badan oo meel dariishad ah gacamaha uga haadinayey.

SOMALI NEWS

To Top