WARARKA SOOMAALI

Daawo:Imtixaanka Jaamcadda Bariga Afrika Qaybteeda Buuhoodle oo Bilaabay iyo Dareenka ardeyda-Video

Jaamacada Bariga Africa Laanteeda Buuhoodle Waxaa Maanta Ka Bilaabay Imtixaankii Sanadka 2016 ilaa 2017 Waxaana Imtixaankaasi u Fadhiistay Ardayda Dhigata Kuliyadaha Kala Duwan ee Jaamacada oo Iyagu Maanta u Dareeray Guud ahaan Imtixaanka oo Ka Bilaabay Maanta Magaalada Buuhodle.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Waxaana Saaka Jaamacada Diyaar Ku ahaa Maamulka Jaamacada oo ugu Horeeyo Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afiraca Dr Abdi Shaaci Ahmed Cali iyo Macalimiinta Jaamacada oo Iyagu Diyaar Ku ahaa Fasalada Jaamacada Waxana Gabo Gabodii Bilowdga Imtixaanka Warbaahinta La Hadlay Masuuliyiinta Imtixaanka.

 

[email protected]

 

 

SOMALI NEWS

To Top