Kumanaan daanyeero ah iyo Waraabayaal ka dhinac qaraabanaya eeyaha ayaa ku arkeysaa goob qashin qub ah oo ku taal magaalada Hargeysa, halkaasoo...
Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Mamulka khaatumo Abshir Cabdicasis aya Ka Hadlay Mowqifka Mamulka khaatumo Uu Ka Qabo Hishiiska Dhex Maray Beelaha...
Marwo Caasha Xaaji Cilmi oo ka mid ahayd Xildhibaanadii Baarlamaanka Soomaaliya ee ay dhaceen kooxo Burcad ahi ayaa ka hadashay Go,aankii maxkamadu...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada DFS Maxamed Cabdullahi Oomaar ayaa wareysi gaar ah oo lala yeeshay kaga hadlay Arrimaha Hawada Soomaaliya iyo...
Waxaa jira maxaabiis badan oo si aan sharci ahayn meesha ugu xeran, qaarkood oo waqtiga dhameystay, kuwo dambi aanay lahayn madaxa loo...
Madaxweyne Trump ayaa caddeeyey in Maraykanku ka baxayo heshiiskii Paris ee la dagaalanka isbedelka cimilada aduunka. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Isagoo taagan...
Wasiirka amniga ee Puntland ayaa ka hadlay Gaadhi Lagu qabtay Boosaaso, Sidoo Saraakiil Puntland ka tirsan ayaa lagu eedeyey Xidhidhka al-shabaab, iyadoo...
Shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug ayaa si weyn u soo dhaweeyay heshiiska magaalada Gaalkacyo ay ku wada gaareen...
iyadoo mudooyinkii u danbeysay ay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool ka soconayeen shirar Balaadhan kuwaas oo ay hormuud ka yihiin Culimaa...
Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale (Xaaf) ayaa waxa uu ka hadlay qorshaha uga degsan Maamulka Ahlusuna Waljamaaca. Axmed Xaaf waxa uu...