WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maamulka Khaatumo oo soo dhaweeyay Heshiiskii iyo Go,aamadii laga gaadhay Colaada Koonfurta Gobalka Sool-Video

Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Mamulka khaatumo Abshir Cabdicasis aya Ka Hadlay Mowqifka Mamulka khaatumo Uu Ka Qabo Hishiiska Dhex Maray Beelaha Colaadu ay ku dhex martay Koonfurta Gobolka Sool, Wuxuuna sheegay inay aad ugu Farax san yihiin Go’aankaasi

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top