Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa mar kale ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Mas’uuliyiinta sare ee Maamulka Galmudug, isagoo...
Odayaasha Dhaqanka ee Beesha Saleebaan ee Habargidir, ayaa waxay diideen in wax doorasho ahi lagu qabto Magaalada Cadaado, illaa iyo inta lagu...
Qaar kamid ah Xubnaha Maamulka Khaatumo oo kulan balaadhan ku yeeshay magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ay wax laga xumaado ku tilmaameen Shaqaaqadii...
Haweenka ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka Cayn ayaa kulan Balaadhan oo ay iskugu yimaadeen waxay Baaq nabadeed oo deg deg...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa soo bandhigay baaritaankii Saraakiisha Booliska ku hayeen dhacdadii Axadii la soo dhaafay...
Madaxweyne Ku Xigenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa beeniyay warar sheegayay in xildhibaanada baarlamaanka ay xilka ka qaadeen isaga iyo Gudoomiyihii Baarlamanka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow xarigga ka jaray Saldhigga Milateri uu Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu...
Qarax xoog leh ayaa galabta ka dhacay maqaayad ku taal egmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir, iyadoo warar kala duwan uu ka...
Maxamed Abuukar Isloow Wasiirka amniga Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay amaan darada Gobalka Banaadir...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisada u dhaxeysa dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ee ka...