Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen. Maxamed Axmed Jicmaale (Cirfiid) iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalayka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay wixii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay ka hadlayay shirka wadatashiga ee Maamul goboleedyada uga furmay magaalada Kismaayo ayaa sheegay inuu...
Waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa wararkii Caalamka ee inta badan ay Shabakadda Horufadhi Media idiin soo gudbin jirnay. Wararka waxaa kamid...
In kabadan 25-sano Khayraadka Baddaha Soomaaliya ayaa ahaa mid dayacan, Waxaana Jiray Boob kala duwan oo lagu Hayo Khayraadka Badda, Hadaba si...
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxda saddexda maamul goboleed ee Puntland, Galmudug iyo Koofur Galbeed ay maanta ku wajahan...
Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas iyo kuxigeenkiisa C/xakiin Camey ayaa soo ifbaxay, sida ay sheegayaan wararka laga helayo...
Wasiirka Duulista iyo Hawadda ugu magacaaban maamulka Somaliland, oo dhowaan warbaahinta ka sheegay inuu Itoobiya Shir uga qayb galayo ay la leeyihiin ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhowaan hakisay lacagihii ay siin jirtay bil walba Maamul goboleedyada ka jira dalka. Qoondada lacag bileedka...
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo markiii uu ku guuldaraystay Kursiga Madaxwaynaha Soomaaliya Qaatay Siyaasada Somaliland, Kuna Biiray Xisbiga Kulmiye ayaa Khudbad uu...