Laascaanood (Horufadhi News)-Wararka ka imaanaya Magalada laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka Magaaladaasi uu ka dhacay Shil...
Hargeysa (Horufadhi News)-Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goordhow waxa uu ka duulay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magalada Hargeysa. Muuse Biixi...
Garoowe (Horufadhi News)-Waxaa wali soconaya Dagaalkii saaka 5:30 aroornimo ka bilaabmay Deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool kaas oo u dhaxeeya Ciidamadda Maamuladda...
Garoowe (Horufadhi News)-Dagaalka Tukaraq ee u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland oo wakhti kooban hakaday hadda waa socdaa. Wararka ka imanaya deegaanada...
Laascaanood (Horufadhi News)-War ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Maamulka Soomaaliland ayaa laga soo saaray ammaro lagu mamnuucayo hub,Gaadiidka iyo Shirka aan la...
Hargeysa (Horufadhi News)-Ibraahin Muuse Cabdi oo ka mid ah ardayda wax ka dhigata deegaanka Gargaara oo ka mid ah xeebaha gobolka Awdal...
Wasiirkii hore ee Maamulka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toose ayaa ka hadlay hadal gef ahaa oo dhawaan kasoo yeedhay Wasiirka Maaliyadda Maamulka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium kula kulmay Guddiga ammaanka iyo siyaasadda ee Midowga Yurub (EU...
Dabley hubaysan ayaa magaalada Muqdisho ku afduubay Haweeney u shaqeynaysay Gudiga caalamiga ee Laan-qeerta cas [ICRC], taasi oo dhalasho ahaan kasoo jeeda...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta,ayaa arbacadii shalay balan qaaday inuu sii wadi doono dadaalada nabad raadinta Gobolka si uu gacan uga geysto...