Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya “in faroglinta” laga daayo doorashada madaxtinimada ee dowlad goboleedyada dalka. Munaasabad...
Hargeysa (HM) ―Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa maanta war ka soo saray geerida Eng. Yariisow....
Mudisho (HM)-Iyadoo lagu jiro qaban qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan...
Laascaanood ( HM ) Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maalintii shalay u dabaal dagay Munaasibada 1-da Ogoosto oo ku Beegan markii...
Muqdisho (HM)-Duqa Magaalada Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan wuxuu Siyaasadda Soomaaliya ku lug lahaa ku dhowaad 15kii sano ee ugu dambeysay. Wuxuu billaabay...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudan Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska...
Laascaanood (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu dib u celiyey dhalashada Mareykanka, halkaasi uu ku waayey xuquuqdii muwaadinnimada Mareykanka....
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu...
Hargeisa ( HM) Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa ugu horayn ka hadlay Murankii...
Muqdisho (HM)-Allaha u naxariistee waxaa goor dhow Isbitaalka Hamad ee magaalada Doxa ee dalka Qatar ku geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir iyo Duqii...