“Author Archive”
Stories written by xaashi

Daawo- Wararkii ugu danbeeyey Dunida, W/Korea oo hadana hanjabaysa, Trump oo hadlay+Warar cusub-Video.

HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYEY…..

August 18th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo-Askar ilaalinaysay Xarun Kaadhadhka maamulka Somaliland laga qaato oo Laascaanood ah oo la toogtay-Video.

Ugu yaraan laba Askari ayaa ku dhintay weerar rag hubaysani ku Ekeeyeen duleedka xaafada Bari ee Daami ee magaalada Laascaanood, halkaasoo ay ku ilaalinayeen Kaadhadhka la doonayo in lagu codeeyo dhawaan doorashada maamulka Somaliland Ololaheeda ka wado deegamadaas. Yaasiin Maxamuud Xiir{Faratoon} ayaa ka hadlay weerarkan wuxuuna ku eedeyey dad nabada diidan, wuxuuna sheegay inay Afka […]

August 17th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Maamulka Khaatumo oo markii u horaysay ka hadlay Kaadhadhka codbixinta Somaliland & Baahida ,Abaarta & Biyo la’aanta ay iska indha tirayaan-Video.

Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha maamulka Khaatumo Abshir ABdicasii ayaa ka hadlay arimo dhawra oo ay ka mid tahay kaadhadhka codbixinta ee maamulkaas Somaliland ka wado deegamada Khaatumo, wasiirka ayaa ku eedeyey maamulka Somaliland in deegmada Xudun iyoa Awrboogays oo weliba abaar baahsan ka jirto, biyo la aan xoogana ka taagan tahay maamulkaasi ku dulwado […]

August 17th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Wararkii ugu danbeeyey K/Koonfureed oo Aflabadii yeedhay, Qadar & Imaraadka oo hadalo colaadeed isdhaafsaday, K/Waqooyi oo mudo u qabatay werarkeda-VIDEO.

HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYEY……

August 16th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

The United States Commends the Federal Government of Somalia’s Efforts to Promote al-Shabaab Defections .

August 16, 2017 The United States Commends the Federal Government of Somalia’s Efforts to Promote al-Shabaab Defections  The United States commends the efforts of the Federal Government of Somalia to facilitate the defections of former and current al-Shabaab members. The United States supports a Somali-led process of degrading al-Shabaab’s influence using a comprehensive approach, including through […]

August 16th, 2017 | Posted in english news | Read More »

Maqaal: Kolkaan ku Bartaan ka Koray.

                                              iima aha.   beri baa niman socota ahi,ku soo beegmeen,nin bakhaylnimo ku caan baxay,degsiimadoo dhanna laga yaqaan, nin aad u yiqiiney ayaa yidhi,war hebel inoo loogi -maayee ina dhaafiya aan reerahaa hore […]

August 16th, 2017 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Daawo- Wararkii ugu danbeeyey Sucudiga oo Xaalad Adag galay, Maraykanka oo xaalad dagaal wajahaya+Iran &Turkey-VIDEO.

HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYEY……

August 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Wararkii ugu Danbeeyey & Dalal Dagaal qarka u saaran+Maraykanka oo Talaabooyin diyaariyey-Video.

HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYEY…….  

August 14th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Somalia celebrates 3 years polio-free: WHO urges continued caution.

Mogadishu, 13 August 2017 | An event attended by the President of Somalia, parliamentarians, delegates from the Somali Ministry of Health, World Health Organization and UNICEF, was held in Mogadishu today to mark a milestone occasion: three years since the detection of the last case of wild poliovirus in the country. Speaking at the event, […]

August 14th, 2017 | Posted in english news | Read More »

Qoyska Reer Koorre oo Bayaan ka soo saaray Deeqaafyaddi Saleban Yusuf Ali Koore ee Hargaysa.

Annagoo ah odayaasha qoyska reer Koore ee qurbaha ku nool waxaanu caddaynynaa inaan  ka xunnahay shaqaaqadii maalintii dhoweyd ka dhacday aqalka Golaha Wakiilada Somaliland taasoo ahayd gef iyo meel ka dhac lagula kacay Mudane Guddoomiye Baashe Moxamed Faarax uuna geeystay Xildhibaan Saleebaan Yuusuf. Waxaan sidan si lamid ah uga xumaanay hadalo gef ahaa ee saameeya beelaha reer Khaatumo iyo degaanadooda […]

August 14th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Ceegaag: Horaan kuu sheegay, guri sharmuuto iyo meel xunbaad ku dhalatay. Kuwa jidadka ku dhasha ee sidaa lagu...
  • Fardojaan: Ceegaag Dhig magaca hooyadaadii dhabayacada ahayd was Fataalyahow fataalku dhalay ee madheerteen
  • Ceegaag: ASC. Waa nasiib darro in niman masaakiin ah oo dhalinyaro ah dhagta dhiigga loo daro. Waa in si degdeg ah...
  • Abdi: Arrintaas dhacday maamul iyo siyaasad midna looma aaneeyo. Waa hadal meel waayey. Puntland na waa maamul...
  • Abdi: Baryooy ku nacay. Wadan dhan sidee loogu maamulaya kharash la soo baryey. Soomaalaay ! wax baryo dhaama ma la...