“Author Archive”
Stories written by xaashi

Deg deg: Dr. Ali Ciise Cabdi oo gaadhay Garoowe kuna dhawaaqay musharaxnimadiisa.

Garoowe (HM)-Dr Cali Ciise Cabdi oo ka mid ah dadka dunida ugu aqoonta badan ayaa gaadhay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland wuxuuna halkaas kala kulmay soo dhagaweyn balaadhan. Wuxuu halkaas kaga sheekeyeey taariikhda dhanka soo jireenka ah ee halganka Soomaalinimada ee xoreynta dalka. Wuxuu Dr Ciise sheegay in uu u yimid wanaag ka gaysi deegaanada […]

December 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Taariikh Nololeedka iyo waraysigii ugu qiimaha badnaa ee Dr Cali Ciise Cabdi{Documentary}.

Dr: Cali Ciise Cabdi oo ah dadka tirada yar ee aqoonta u saaxiibka ah oo qabtay shaqooyin fara badan oo dunida dacaladeeda ah. Wuxuu ka shaqeeyey ilaa 30dal. Halkan hadaba kaga boggo taariikhdiisa iyo waxyaalaha uu qabtay ee Mucjisadda ah. HALKAN KA DAAWO….. Horufadhi.com  

December 26th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Garoowe oo si weyn looga dareemayo miisanka Dr Cali Ciise Cabdi iyo Dabaysha isbedel doonka oo gaadhay.

Dr. Cali Ciise Cabdi ayaa ku wajan magaalada Garoowe beri subax. Dr Cali Ciise Cabdi ayaa lagu wadaa inuu beri subax gaadho halkaas. Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa si weyn looga hadal hayaa Saxan saxada isbedel iyo himiladda cusub ee markale lagu badbaadinayo Puntland. Dad badan ayaa u arka is sharaxaadka Cali Ciise inay […]

December 26th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Dr. Cali Ciise Cabdi oo Garoowe ku wajahan iyo ku dhawaaqida musharaxnimadiisa.

Aqoonyahan Dr Cali Ciise Cabdi ayaa wararku sheegayaan inuu ku soo wajahan yahay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Dr Ciise ayaa warar Horufadhi helayso sheegayaan inuu musharaxnimadiisa kaga dhawaaqi doono Garoowe maalinimada beri ah oo uu ku beegan yahay. Dr Cali Ciise Cabdi ayaa aad looga hadal hayaa gudhaa Garoowe ayadoo dad badan u arkaan in […]

December 25th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Puntland Yaa Badbaadin kara, kalana Badbaadin kara?.

Puntland Yaa Badbaadin kara, kalana Badbaadin kara?.   Waxa hubaal ah in Puntland maanta ay joogto heer ay u baahan tahay badbaadolaga rawo cadowgeeda iyo kala badbaadin laga gaadho dhexdeeda. Inkastoo dadka qaarkood laga yaabo inay dhibsadaan Tuducda ‘’Kala badbaadin kara’’, hadana indheergaradku waa ogyihiin gunta ujeedka hadalkaas iyo Ifafaallooyinka muuqda inay ka turjumayaan hadalkan. […]

December 22nd, 2018 | Posted in fikradaha,wararka,Wararkii Hore | Read More »

Madaxweyne ku xigeenka PL C/Xakiim Camey oo magacaabay gudi khilaafaad oo kale.{Nuqul}.

Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland C/xakiim Cabdullaahi Cumar Camay ayaa wareegto uu ka soo saaray magaaladda Garoowe wuxuu ku magacaabay 8 xubnood oo uu sheegay inay yihiin Guddiga Xalinta khilaafaadka Barlamaanka soo socda ee Puntland iyadoo maanta uu magacaabay Madaxweynaha Puntland guddi Khilaafaad. Madaxweyne ku xigeenku Puntland oo caawa shir jaraa’id ku qabtay guriga uu […]

December 4th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus oo taageeray Gogosha nabada ee Jig Jiga & Kuna amaanay madaxweyne Mustaffe Cagjar-sawiro.

Waxgaradka , Aqoonyahanka, Ganacsatada, Culimada ,Iyo oday dhaqameedka Jaaliayada Columbus Ohio ayaa Shir ku qabtay magalada Columbus Ohio oo lagu taa geerayey nabadaynta Jiffada walalaha ah ee uu gogosheeda dhigay madaxwaynaha Somali state Mustafa Muhumed Cumar ,oo Aad loogu amaanay go aankaa u qaatay . Juffada walaalah ah isugu keenay gogalna u fidiyey . Shir […]

November 19th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Deg deg: Ilhaan Cumar oo noqotay qofkii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee ka mid noqda Congress-ka Maraykanka.

Ilhaan Cumar ayaa xaqiijiyesay inay noqoto qofkii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee aqalka awoodda badan ee dalka Maraykanka xubin ka noqota. Ilhaan ayaa si xoogan uga guulaysatay gabadhii kula tartamaysay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, arintan ayaa u ah Soomaalida maalin iyo habeen weyn. Horufadhi

November 7th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Erdoğan calls Saudis’ explanations of Khashoggi murder ‘childish’.

As the mystery over the Khashoggi case continues, Turkey has continued to increase its pressure on Saudi Arabia saying the latter’s statements on the issue are far from satisfying Saudi Arabia’s explanations regarding the killing of missing journalist Jamal Khashoggi are “childish,” President Recep Tayyip Erdoğan said on Friday, continuing his pressure on Riyadh by […]

October 27th, 2018 | Posted in english news | Read More »

DAAWO-Taariikhda takoorka iyo quudhsiga-VIDEO Cilmi badan xanbaarsan.

Assalamu Calykum Halkan waxa aan idinkula wadaagi qaybkale oo ka mida barmaamij (muxaadaro) aan kaga hadlayno takoorka. Qaybtan waxa aan ku eegaynaa taariikhda cudurkan quudhsiga iyo takoorka. Hadaad sii fidiso Allah ha kaa abaal mariyo. HALKAN KA DAAWO…. Horufadhi

October 20th, 2018 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...