WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Miskiinka ku dhibaataysan Buuhoodle iyo Baaqa maalmaha u danbeeya Ramadaan-Video

Buuhoodle (Horufadhi News) Saleebaan Xuseen Aadan Wuxuu ka mid ahaa dad sida wayn looga yaqaano deegaanka Buuhoodle, Waxaana Dhowaan markii  aanu Baahinay Xaaladiisa soo gaadhay Deeq lacageed oo ay usoo direen Dad Muxsiniin ah Isagoo ku sugnaa xaalad aad murugo badan.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA MISKIINKA……

Wuxuu Saleebaan uga mahad celiyey Dhamaan dadkii soo gaadhsiiyey Lacagta, Taasi oo la gudoonsiiyey Laba jeer oo kala duwan, Wuxuuna sidoo kale codsaday in laga caawiyo sidii Guri loogu dhisi lahaa.

Waxaa lasoo darsay Xanuuno, Sidoo kale wuxuu dayac xoogan ku haystaa halka uu dagan yahay, Waxaana Booqday oo Xaaladiisa u kuur-galay Wariye ka howlgala Buuhoodle.

Wixii aad ku caawinayso Kala xidhiidh Wiilkiisa | Najiib Saleebaan Xuseen | +252634978926

SOMALI NEWS

To Top