WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Boorame Jaamacadda Camuud oo waxbarashadii ka caydhisay Nin Qabyaaladda Faysal Cali Waraabe difaacay-Video

Boorame (Horufadhi News)-Cabdinaasir Maxamed Xasan ( Buuni ) Oo kamid ahaa Xisbiga UCID oo dhowaan  ka difaacay Eedaymo kala duwan oo loo jeediyey Faysal Cali Waraabe, oo Xisbigiisa uu ka tirsan yahay ayaa laga Caydhiyey Jaamacadda Camuud ee Boorame.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu dhowaan  eedaymo kala duwan u jeediyey Maamulka Jaamacadda, Isagoo difaacayey Faysal Cali Waraabe, Wuxuuna maanta ka hadlay Go’aanka Looga Caydhiyey Jaamacadda Camuud, Wuxuuna ku sheegay in Jaamacadii ay noqotay mid ay gacanta ku dhigeen Xisbiga Wadani iyo Beel gaar ah.

SOMALI NEWS

To Top