WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dhibane ku sugan Buuhoodle oo hal arrin ka codsanaya Muslimiinta-Video

Buuhoodle  (Horufadhi News)- Saleebaan Xuseen Aadan Wuxuu ka mid ahaa dad sida wayn looga yaqaano deegaanka Buuhoodle, Wuxuu sidoo kale maid ahaa Hoboladii Qaran ee Waaberi, Wuxuu hada ku sugan yahay xaalad aad u naxdin badan.

HALKAN KA DAAWO….

Waxaa lasoo darsay Xanuuno, Sidoo kale wuxuu dayac xoogan ku haystaa halka uu dagan yahay, Waxaana Booqday oo Xaaladiisa u kuur-galay Wariye ka howlgala Buuhoodle.

Wixii aad ku caawinayso Kala xidhiidh Wiilkiisa  | Najiib Saleebaan Xuseen  | +252634978926

 

 

SOMALI NEWS

To Top