WARARKA SOOMAALI

Daawo- Saleebaan Ali Koore Muxuu Cali Khaliif u yaqanaa kana kacay waraysigii oo socda{VIDEO}.

Saleebaan Ali Koore wuxuu sheegay in ololaha tabliiqa uu ula baxay Ali Khaliif uusan ahayn wax la aqbali karo sidoo kale wuxuu sheegay in DHULBAHANTE ugu badnaa cidii saxiixday SL iyo goosashadeeda. Garoowe iyo balaadhinteenada wuxuu ku tilmaamay mid khalad ah. Wuxuu sidoo kale ka horkacay Kamarada ayadoo weli su aalihii socdaan.

HALKAN KA DAAWO….

Wuxuu sheegay inan halkan looga baahnayn dad shicibka kiciya.

Horufadhi

SOMALI NEWS

To Top