Home » May 31st, 2017
Entries posted on “May, 2017”
Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Buuhoodle iyo Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka ayaa Maanta Safar uga Anba Baxay Deegaanada Dhinanaca Bari Kaga Beegan Magaalada Buuhoodle Gaar ahaan Deegaanada Banyaal Sarmaantuke Dan Dan iyo Xamar Lagu Xidh Halkaasi oo ay Degan Yihiin Qoysas Barakacyaal ah. HALKANI KA DAAWO VEDIO Waxgaradka Deegaanka Dan Dan […]
May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Widhwidh Walaal Kafaa Ideyso Muxaadirada Uu Inoo Soogud Bin Doono Fadiilatu Shiikh Maxamuud Maxamed Maxamuud {Xaliike} Oo Kamid Ah Cilimada Soomaliyeed Muxadiradan Ayaa Idinka Imanaysa Stou Ga Tvgu Uu Kuleeyahay Magaalada Widhwidh HALKAN KADAAWO MUUQAALKA Fahadaba Walaal Kafaa Ideyso Muxaadiradan Walaahaga Muslimka Ahna Ugasii Faaidee Muxadiradan Ayaa Ah Qofka Laguleeyahay Soonka Ee Waajibka Ay Kutahay. […]
May 31st, 2017 | Posted in diinta,wararka | Read More »
Hooyada Dhashay Ninkii maraykanka Ahaa ee Naftiisa kuwaayay Badbaadinta gabdho Xijaaban oo Muslim ah Ayaa Warqad uqortay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump. Madaxweynaha Maraykanka Ayaa ku gacansaydhay Hooyada Dhashay Ninkii Dhowaan Nin Cunsuriga kudilay toorayda, HALKAN RIIX VIDEO DAAWO.. HORUFADHI.COM@GMAIL.COM
May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Widhwidh Deganka Geedxamarka Ee Degmada Widhwidh Ee Gobolka Cayn Ayaa Laga Soosheegayaa Xaalad Adag Yadoona Degaankaasi Ay Isugu Sooguureen 200 Oo Qoys Oo Ah Kuwo Xoolihi Kadhamaadeen HALKAN DAAWO MUUQAALKA
May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday ineysan raali ka noqon doonin Qorshaha maamulka hawadda loogu wareejinayo Soomaaliya. Wasiirka Duulista Hawada Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in iyaga ay umadax banaan yihiin hawadda iyo maamulida diyaaradahooda islamarkaana aysan Marnaba usoo fadhiisanayn Qorshahan cusub oo gar wadeenka kayahay madaxweyne Farmaajo. Halkan Riix Video Daawo
May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Lafilayaa inuu sameeyo magacaabis kale iyadoo muqdisho kasoconayaan olole loogu jiro xilal uu madaxweynuhu u magacaabayo Beesha Habar gidir -Sacad Wararka ayaa sheegaya in Xarunta Vila Sooomaaliya soo buux dhaafiyeen Siyaasiyiin & odayaasha beeshaasi Sacad oo qayb ka ah ololaha magaacbista madaxweynuhu uu beeshan ku Qancinayo HALKAN RIIX […]
May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Duleedka magaalada Muqdisho caasimada soomaaliya waxaa ku Dhintay in Ka Badan 50 caruur ah oo Gaajo ugu Dhintay Duleedka Muqdisho iyo caafimaad Daro. HALKAN KA DAAWO VIDEO Caruurtan ayaa ah kuwo waalidkood kala Soo Barakacay Deegaano Ay kamid tahay Sablaale oo Abaari ku Dhufatay Xoolihiina ka dhamaaden.
May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
aalada Shuban Biyoodka Ka Dilaacay Magaalada Burco Oo Halkii u Sareysay Maraya iyo Xaalad Deg Deg Ah Oo Gobolka Togdheer La Galiyay HALKAN RIIX VIDEO DAAWO
May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in ay ku guulaysteen tijaabinta gantaal hawada ku qaban kara gantaalaha qaaradaha iskaga gudba ee ay dhici karto in Maraykanka lala soo beegsado. Halkan ka daawo, HALKAN RIIX VIDEO DAAWO
May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Wararka aan ka heleyno Dekadda Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland uu dib u bilabay dhoofinta Dhuxusha. Wararku waxa ay sheegayaan in labadii asbuuc ee ugu danbeysay Dekadda laga dhoofinaayay dhuxul aad u farabadan oo kusii jeeda dalka Kenya. Dhuxusha ayaa la sheegay inay dhoofinayaan Ganacsato si dhow ugu xiran maamulka, waxaana dhoofinta barbar […]
May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »