WARARKA SOOMAALI

50 Caruur Ah Oo Ku Dhimatay Duleedka Muqdisho Iyo Xaalad Halis Ah oo ka Taagan? DAAWO

Duleedka magaalada Muqdisho caasimada soomaaliya waxaa ku Dhintay in Ka Badan 50 caruur ah oo Gaajo ugu Dhintay Duleedka Muqdisho iyo caafimaad Daro.

HALKAN KA  DAAWO VIDEO

Caruurtan ayaa ah kuwo waalidkood kala Soo Barakacay Deegaano Ay kamid tahay Sablaale oo Abaari ku Dhufatay Xoolihiina ka dhamaaden.

SOMALI NEWS

To Top