WARARKA SOOMAALI

Daawo Kulamo Badan Kadib Farmaajo Oo Xilal Waa Weyn u Maagacaabaya Beesha Sacad Ee Habar Gidir (( XOGTA MAANTA ))

Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Lafilayaa inuu sameeyo magacaabis kale iyadoo muqdisho kasoconayaan olole loogu jiro xilal uu madaxweynuhu u magacaabayo Beesha Habar gidir -Sacad

Wararka ayaa sheegaya in Xarunta Vila Sooomaaliya soo buux dhaafiyeen Siyaasiyiin  & odayaasha beeshaasi Sacad oo qayb ka ah ololaha magaacbista madaxweynuhu uu beeshan ku Qancinayo

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

SOMALI NEWS

To Top