WARARKA SOOMAALI

Maamulka Somaliland oo Sheegay inaysan Raali kanoqon Doonin Qorshe cusub oo Farmaajo la damacsanyahay +video

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday ineysan raali ka noqon doonin Qorshaha maamulka hawadda loogu wareejinayo Soomaaliya.

Wasiirka Duulista Hawada Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in iyaga ay umadax banaan yihiin hawadda iyo maamulida diyaaradahooda islamarkaana aysan Marnaba usoo fadhiisanayn Qorshahan cusub oo gar wadeenka kayahay madaxweyne Farmaajo.

Halkan Riix Video Daawo

SOMALI NEWS

To Top