Home » April 30th, 2017 Entries posted on “April, 2017”

Daawo Waraysi:Xaalad adag oo ka taagan Degmada Widhwidh Xanuunka Shuban Biyoodka 102 Qof oo u jiifa iyo Wararkii ugu-Video

Degmada Widhwidh oo ka tirsan Gobalka Cayn isla markaana kamid ah Deegaanada sida aadka uu uga dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka ayaa hada ku sugan xaalad aad u adag kadib markii ilaa isbuucan ay xaaladu aad uga soo dartay isla markaana ay koradhay tirada Dadka ah ee uu soo ridanayo xanuunka Halista badan ee Shuban Biyoodka […]

April 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Samfalle Maxamed Yuusuf Tigay iyo Xubno kamid ah Ururka Gargaar oo maanta soo gaadhay Degmada Widhwidh-Video

Widhwidh Samafalaha Sida Weyn Shaashadaha Uga Soomuuqda Ee Maxamed Yuusuf Jamac Tigay Iyo Wefti Mug Leh Oo Uu Hormuud Uyahay Oo Ay Kamid Ahaayeen Dhalainyaro Kasocatay Magaalada Hargaysa Oo Walalahood Usoo Gurmaday Ururka Garaar Ee Gobolka Cayn Iyo Laamo Kale Oo Isugu Jiray Warbaahin Iyo Saamafalayaal Ayaa Maaanta Soogadhay Walaalaha Shubanka La Ildaran Xanuunka Shuban […]

April 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Hay,adda Haro oo booqday Degmada Widhwidh iyo Deeq lacageed oo ay Bukaanka Gaadhsiiyeen-Video

Hayada Haro Iyo Gudida Abaaraha Gobolka Sool Oo Soogaadhay Deeqano Ugu Dhawaaqay…. Hayda Haro ayaa waxay Lagadhan 5000 000 Shan Kun Oo Doolar Ugu deeqeen Walaalaha xanuunku sooridtay waxayna sheegeen in dawo iyo Biyo in loosiiyo Dhinaca kale Gudida abaaraha Gobolka Sool Ayaa Yaguna Kudhawaaqay 5 Booyadood Oo Biyo Macaan Ah Oo Loogu Talagalay Bukaan […]

April 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe oo ay kaga dhagtay“Buuhoodle haddii Diyaarad ka degto waa xaalad dagaal,Ciidamaa laga qorayaa,,iyo wadadii-Video

Faysal Cali waraabe ayaa wuxuu Weerar afka ah ku Qaaday Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, Isagoo ka Xanaaqay in Soomaaliya Loo dhiso Ciidamo, Sidoo kale wuxuu sheegay inaan deegaanka Buuhoodle laga Qori karin wax ciidan ah oo hoostaga Dawlada Soomaaliya. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO “Meel aanu iska soo gaadhno ma jirto Ninka Reer Dayniile […]

April 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Daawo:Fariin Caafimaad oo Muhiim kuu ah wakhtiga Roobka Dartii iyo Dhakhaatiir kugula talinaya sidan-Video

Dhaqaatiirka ka howlgasha Magaalada Garowe ee caasimadda Maamulka Puntland ayaa ka digay caafimaad daro ka dhalata biyaha Roobka. Dr. Maxamed Xasan Carabey oo ka mid ah Dhaqaatiirka ka howlgasha Magaalada Garowe oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka digay caafimaad daro ka dhalata Roobabka xilliga Guga ee ka curta Gobolada dalka Soomaaliya. HALKAN RIIX […]

April 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Nin Kufsaday Gabadh yar oo 7-sano jir ah oo Gacanta lagu dhigay iyo wixii dhacay-Video

Ciidamada ammaanka Degmada Kaxda ayaa u suura gashay in ay gacanta ku dhigaan nin geystay fal kufsi ah, kaasi oo kufsaday Gabar Todoba sano jir ah, kana mid ah dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Degmada Kaxda. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Guddoomiyaha Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir Maxamed Ismaaciil C/laahi oo la hadlay Risaala ayaa […]

April 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Xisbigii Faysal Cali Waraabe oo Burburay iyo Xubinihii ugu badnaa oo maanta isaga dareeray-Video

Xisbigii Faysal Cali waraabe ayaa kala yaacay waxaana maanta ka dareeray Xubnihii ugu balaadhnaa oo isaga baxay Xisbigiisa kadib markii ay sheegeen in ay isku afgaran wayeen Danta Xisbiga Faysalna isaga mashquulsan yahay Aflagaado iyo arrimo kale oo aan dan u ahayn. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

April 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Dowladda Farmaajo oo ka dardaarmaysa in aan Sirteeda Banaanka lasoo dhigin iyo Wasiirka Gaashaan dhiga oo fagaare ka yidhi-Video

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay iney muhiim tahay in la ilaaliyo sirta Qraanka ee ciidamada xooga dalka lana bixin Karin. Wuxuu sheegay Wasiir C/rashiid inaan la aqbali doonin in la faafiyo sirta Ciidamada xooga dalka ciddii lagu qabtaana talaabo sharci ah laga qaadi doono. Wasiirka ayaa sidoo […]

April 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Qaybdiid oo war lama filaan ah ka soo saaray Khilaafka Galmudug iyo Ahlu-suna kana hadlay Doorashada Galmudug-Video

Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka mid ah Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Fariin adag u diray Maamulada Ahlusana iyo Galmudug oo ugu baaqay in ka wada Shaqeeyaan sidii Doorasha loo dhan yahay ay 3-maalmood ka dib ay uga dhici lahayd magaalada Cadaado, ee Caasimada KMG ah ee Maamulka Galmudug. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Xildhibaan […]

April 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:Xaalad adag oo ka taagan Degmada Xamar-laguxidh iyo Xanuunka Shuban Biyoodka oo 16 Qof ku dilay Gurmad deg deg ah-Video

Degmada Xamar-laguxidh oo ka tirsan Gobalka Cayn waxaa ka dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka ee Halista badan kaas oo mudooyinkaba fara ba,an ku hayay magaalada Buuhoodle iyo deegaanada ku xeeran isla markaana Dad badana ugu dhinteen kuwa kalena ay u jiifan Goobaha Caafimaadka. Hadaba waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa Xaalad adag oo hataan ka taagan […]

April 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • ahmed: Horfadhi nin is huba ayaa faana waa runtiis madaxwayne Gaas ciidan uu ku faano ayuu haystaa..
  • abdisalam: Waa wasiirkii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee qaabkan kalsoonida iyo masuuliyadu ku dheehan tahay ugu war...
  • wiil aadan cigale: war cali ordaaye miyaydaan wali warkiisa dayn
  • wiil aadan cigale: faan maahee soomaali oodhan baa markhaati ka ah inaan oogta ka dulshidano meeshii lagu sheego ugus...
  • Jama: xoolo foqol xoolo. Hawiye dameeraale isagaa is qarxinaya, ma darood baa qarxinaya kaalya?