WARARKA SOOMAALI

Daawo:Samfalle Maxamed Yuusuf Tigay iyo Xubno kamid ah Ururka Gargaar oo maanta soo gaadhay Degmada Widhwidh-Video

Widhwidh Samafalaha Sida Weyn Shaashadaha Uga Soomuuqda Ee Maxamed Yuusuf Jamac Tigay Iyo Wefti Mug Leh Oo Uu Hormuud Uyahay Oo Ay Kamid Ahaayeen Dhalainyaro Kasocatay Magaalada Hargaysa Oo Walalahood Usoo Gurmaday

Ururka Garaar Ee Gobolka Cayn Iyo Laamo Kale Oo Isugu Jiray Warbaahin Iyo Saamafalayaal Ayaa Maaanta Soogadhay Walaalaha Shubanka La Ildaran Xanuunka Shuban Biyoodka

Samafale Maxamed Tigay Iyo Tiimka Uu Hormuudka Ka Ahaa Ayaa Booqday Dhamaan Goobaha Loogu Talagalay Bukaan Jiifka Yagoona Ugu Deeqay 5000$ Shanboqol Oo Doolar Oo Loogu Talagay Masaakiinta In Loogu Gurmado

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Odayaasha Iyo Waxgaradka Widhwidh Ayaa Yaguna Umahad Celiyey Samafalayaasha Uu Horkacayu Samafale Tigay Oo Alle Ay Uga Baryeen In Alle Janada Uu Geeyo

Baaqana Udiray Soomalida Kale Oo Ay Kacod Sadeen In Ay Usoo Gurmadaan Walaalahaooda Soomaliyeed Ee Xanuunku Asiibay

SOMALI NEWS

To Top