WARARKA SOOMAALI

Daawo:Gudoomiyaha Hay,adda Haro oo booqday Degmada Widhwidh iyo Deeq lacageed oo ay Bukaanka Gaadhsiiyeen-Video

Hayada Haro Iyo Gudida Abaaraha Gobolka Sool Oo Soogaadhay Deeqano Ugu Dhawaaqay….

Hayda Haro ayaa waxay Lagadhan 5000 000 Shan Kun Oo Doolar Ugu deeqeen Walaalaha xanuunku sooridtay waxayna sheegeen in dawo iyo Biyo in loosiiyo

Dhinaca kale Gudida abaaraha Gobolka Sool Ayaa Yaguna Kudhawaaqay 5 Booyadood Oo Biyo Macaan Ah Oo Loogu Talagalay Bukaan Jiifka

HALKAN RIX DAAWO VIDEO

Samafale Shiikh Saciid Axmed Cadare Ayaa Isaguna Baaq Udiray Umada Soomaliyeed Iyo Dadka Kasoo Jeedeeda Deganadan Waxa Uuna Walaalihii Isagu Ugu Deqaay 500$ Shan Boqol Oo Doolar Oo Isagu Labaxay

Masuuliyiin Halkaasi Kahadlay Ayaa Dhamaan Tood Kubaaqay In Dadkan Ay Helaan Gaadhi Ampalca Madaama Dadkan Aysan Haysan Gaadhi Yagoona Cidkasta Kacodsaday In Loosoo Gurmado Walaalahaasi Soomaliyeed

SOMALI NEWS

To Top