Home » March 31st, 2017 Entries posted on “March, 2017”

Daawo Qosolka:Barnaamij lagu Karbaashay Golaha Wasiirada cusub“Wasiir Caato ah Dooni mayno,,iyo Mudaharaad Baaladhan-Video

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Sheeko gaaban oo laga sameeyay, Marka la magacaabo Golaha Wasiirada, Sida uu Noqdo Dareenka kuwa ay Qabyaaladu Biyo dhigatay, ee Moodaya in wasiirkooda loo magacaabay Qoyska uu kasoo Jeedo, Iyadoona markii ay isku soo baxeen oo Caqli celiyey kadibna ay iska kala Dareereen. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Qaar kamid […]

March 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO- Soo dhaweyntii M/Weyne Galaydh ee Laascaanood oo dhamaystiran Full-Video+SAWIRO.

Madaxweyne Ali Khaliif Galaydh ayaa ka degay Gollay-Yeedhay Laascaanood, ka dibna wuxuu markiiba wuxuu u ambabaxay magaalada Widhwidh ee G Cayn, halkaasoo uu ku sii hakan dona ka hor inta uusan ku laban Buuhoodle. HALKAN KA DAAWO….      Gudoomiyaha barlamaanka ayaa warbaahinta uga warbixiyey safarkoodii iyo wada hadaladii maamulada KH IYO SL. HORUFAHDI.COM@GMAIL.COM

March 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Faysal Waraabe oo ku dhawaaqay dagaal ay la galayaan Dawladda Federaalka & Wada hadaladii Khaatumo oo uu sheegay inaan arimihi waa weynaa la gelin-weli-VIDEO.

Faysal Ali Waraabe ayaa ka hadlay Hargaysa oo uu ku soo laabtay, wuxuuna ka hadlay hadalkii ka soo yeedhay R/Wasaraha Soomaaliya Xasan Ali Khayre ee ahaa inay ilaalinayaan midnimada Soomaaliya maamulka Somaliland la soo dudumo celindoono.  Wuxuu sheegay inay u diyaarinayaan ciidamo xoogan oo la dagalaamaya Dawladda Soomaaliya, wuxuuna sheegay inay isu diyaarinayaan dagaal dabadheeradaa, […]

March 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Golaha Wasiirada Somalia iyo Kulankoodii ugu horeeyay Khayre oo Shuruud yaab leh ku xidhay iyo Hoobiye,yaal-Video

Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii ugu horreeyey kadib markii uu shalay ansixiyey baarlamanka. Shirka golaha wasiirada ayaa waxaa guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Xasan Cali Kheyre, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin abaaraha iyo amniga. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Kheyre ayaa wasiirada amray inay […]

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Culimada Hargeysa oo sida Fiinta uga qayliyey Dhaqan xumadii ugu dareyd oo kasoo Daahirtay Hargeysa iyo Madaxda Somaliland oo-Video

Culimada waa weyn ee hargeisa ayaa sida fiinta uga qeyliyay dhaqan xumo ku soo badana magaalada hargeisa.Shiikh Dirir ayaa hoosta ka xariiqay in waxan yahay Dhaqanki Reer Qoomu-luud. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Maamulka Hirshabeellle oo sheegtay Xaafado kamid ah Muqdisho iyo yaabka taagan-Video

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo ka hadlay xadka maamulkiisa la wadaago gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in xaafado katirsan magaalada Muqdisho ay hoos tagaan maamulkiisa. Waxa uu sheegay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdulaahi in xaafado katirsan Degmooyinka Hiliwaa iyo Kaaraan ay si rasmi ah u hoos tagaan maamulka Hirshabelle ee xaruntiisu tahay magaalada […]

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Ra,iisul Wasaare Khayre oo kaga qaylisiiyey Maamulka Hargeysa“Waxaa iga Go,an Midnimada iyo Wada jirka Somalia,,iyo Aragtida Somaliland-Video

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa go’aan cad ka qaatay sida Xukuumada uu Hogaamiyo ay uga Go’antahay inay maamulka Somaliland ku Qanciso midnimada Soomaaliya.Dhinaca kale waxaa Arinkaasi Kasoo Jawaabay Xubno u hadlay maamulka Somaliland. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Daawo:Warmurtiyeed kasoo baxay wada hadalkii Maamulka Khaatumo iyo Somaliland uga Socday Jabuuti Qodobada-Akhriso-Video

Waxaa dalka Jabuuti maanta kusoo Xidmay shirkii Wadahadalka ee u dhexeeyay Maamulada  Khaatumo iyo Somalilannd, kaasi oo ka socday Maalmihi lasoo dhaafay. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Shirka ayaa waxaa laga soo saaray Go’aano ku saabsan  in wadahadalku sii socdo,  Arimaha Colaadaha, Nabadgelyada, Abaarta, Horumarinta deegaanada,  In Odayaasha dhaqanka   wixii ku saabsan Dhiig iyo Dhaqan lagala […]

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo si Adag uga Hadlay Xaalada Deeganaada Khaatumo” Fariina soo Diray-Video

Abwaan Axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Bahda Abwaaniita ee Reer Khaatumo Ayaa si Adag uga Hadlay Xaalada Guud ee Deegaanada Khaatumo ee Xiligan iyo Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland ee haatan ka socda Wadankaasi Jabuuti. HALKANI KA DAAWO VEDIDO Abwaanka Ayaana Ku Baaqay in Madaxda Khaatumo Balaadhiyaan Wadahalka Loona Baahan Yahay in Cid Waliba […]

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:Madaafiic lagu Garaacay Villa Somalia iyo Qaar Gudaha u galay Xafiiska Madaxweynaha Wararkii ugu Danbeeyay….

Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa hoobiyeyaal maanta duhurnimadii lagu soo weeraray xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia. Wararka aanu ka helnay ilo ku sugan Madaxtooyada ayaa sheegay in mid ka mida Hoobiyeyaasha uu ku dhacay gudaha Madaxtooyada meel u dhaxeysa Guriga Madaxweyne Farmaajo ka degan yahay Madaxtooyada iyo xafiiskaasi, iyadoo aanu wax qasaare ah […]

March 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • ahmed: Horfadhi nin is huba ayaa faana waa runtiis madaxwayne Gaas ciidan uu ku faano ayuu haystaa..
  • abdisalam: Waa wasiirkii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee qaabkan kalsoonida iyo masuuliyadu ku dheehan tahay ugu war...
  • wiil aadan cigale: war cali ordaaye miyaydaan wali warkiisa dayn
  • wiil aadan cigale: faan maahee soomaali oodhan baa markhaati ka ah inaan oogta ka dulshidano meeshii lagu sheego ugus...
  • Jama: xoolo foqol xoolo. Hawiye dameeraale isagaa is qarxinaya, ma darood baa qarxinaya kaalya?