WARARKA SOOMAALI

Daawo:Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo si Adag uga Hadlay Xaalada Deeganaada Khaatumo” Fariina soo Diray-Video

Abwaan Axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Bahda Abwaaniita ee Reer Khaatumo Ayaa si Adag uga Hadlay Xaalada Guud ee Deegaanada Khaatumo ee Xiligan iyo Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland ee haatan ka socda Wadankaasi Jabuuti.

HALKANI KA DAAWO VEDIDO

Abwaanka Ayaana Ku Baaqay in Madaxda Khaatumo Balaadhiyaan Wadahalka Loona Baahan Yahay in Cid Waliba Wadahalka ka Qayb Gasho Waxaana uu Dar Daaran Balaadhan u Diray Masuuliyiinta Khaatumo iyo Shacabka.

SOMALI NEWS

To Top