WARARKA SOOMAALI

Daawo- Faysal Waraabe oo ku dhawaaqay dagaal ay la galayaan Dawladda Federaalka & Wada hadaladii Khaatumo oo uu sheegay inaan arimihi waa weynaa la gelin-weli-VIDEO.

Faysal Ali Waraabe ayaa ka hadlay Hargaysa oo uu ku soo laabtay, wuxuuna ka hadlay hadalkii ka soo yeedhay R/Wasaraha Soomaaliya Xasan Ali Khayre ee ahaa inay ilaalinayaan midnimada Soomaaliya maamulka Somaliland la soo dudumo celindoono.  Wuxuu sheegay inay u diyaarinayaan ciidamo xoogan oo la dagalaamaya Dawladda Soomaaliya, wuxuuna sheegay inay isu diyaarinayaan dagaal dabadheeradaa, asagoo si weyn u aflgaadeeyey madaxda beesha Hawiye ilaa Ali Mahdi, kuna tilmaamay ”DAD QASHIN QUB LAGA SOO SAARAY”’.

Sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday wada hadaladii Jibouti ee Khaatumo iyo SL wuxuuna sheegay inaan hawlihii muhiimka ahaa laga wada harlin basse bodax gur la wado asagoo sheegay in yoolku yahay Somaliland oo la mideeyo.

HALKAN KA DAAWO…

Faysal Waraabe oo aad u cadhaysnaa ayaa daadifeeyey dadyoowkale oo Dumarka beesha reer Sheekh Isaxaaq ka mid yihiin.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top