Laascaanood (Horufadhi News)-Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool ayaa sheegaya in Ciidamadda Maamulka Soomaliland ay goor dhawayd ku toogteen...
Muqdisho (Horufadhi News)-Rajada Soomaaliya oo ah Xasalooni iyo nabadgalyo waa mid sidoo kale ay raadinayaan inta badan dalalka Dunida, laakiin Soomaaliya waxa...
Muqdisho (Horufadhi News)-Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Haweeneydii u dhalatay Jarmalka ee bishii hore lagu afduubtay magaalada Muqdisho ayaa...
Hargeisa ( Horufadhi News)-Dagaalka ayaa u dhaxeeya laba jufo oo kasoo kala jeeda Soomaalida iyo Orommada, kuwaasoo uu iska hor imaad ku...
Laascaanood (Horufadhi News)-Warbixin uu daabacay Wargeyska The Star ee kasoo baxa Dalka Kenya ayaa lagu sheegay in ay liidato Xaalada Caafimaad ee...
Buuhoodle (Horufadhi News) Saleebaan Xuseen Aadan Wuxuu ka mid ahaa dad sida wayn looga yaqaano deegaanka Buuhoodle, Waxaana Dhowaan markii aanu Baahinay...
Boorame (Horufadhi News)-Cabdinaasir Maxamed Xasan ( Buuni ) Oo kamid ahaa Xisbiga UCID oo dhowaan ka difaacay Eedaymo kala duwan oo loo...
Hargeysa (Horufadhi News)-Maamulka Somaliland ayaa aqbalay dadaalada nabadeed ee Beesha Caalamka ka dhex wadaan iyaga iyo Puntland, si loo soo afjaro xiisada...
Garoowe (Horufadhi News)-Maamul Gobaleedka Puntland ayaa amar kusoo rogay shirkadaha DSAT in ay Hawadda kasaraan Telefishinka Maamulka Somaliland sida uu ku cadeeyey...
Garoowe (Horufadhi News)-Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Maamulka Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali (Gaas) ayaa xilka looga qaaday Agaasimayaashii hay’adaha PSS IYO PIA...