Muqdisho (Horufadhi News)-Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Kim Jong-un go’aansaday in Kuuriyada Woqooyi nukliyeerka tirtirto oo loogu bedelo damaanad nabadgelyo. Kulankii uu...
Muqdisho (Horufadhi News)-Wararka hadda naga soo gaadhay Magaalada Cadaado ayaa sheegayo inuu dagaal culus ka socdo madaxtooyada. Ciidamo ka amar qaato madaxweyne...
Tukaraq ( Horufadhi News) Xaalad deganaansho ah ayaa Maanta laga dareemayaa deegaanka tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo xalay fiidkii ay madaafiic isku...
Muqdisho (Horufadhi News)-Madaxweynaha Maraykanka iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya oo Kulan Taariikhi ah ku yeeshay Singapore ayaa la sheegay inay kala saxiixdeen Heshiiska...
Muqdisho (Horufadhi News)-Xiisad siyaasadeed ayaa ka bilaabatay dalka Ciraaq kadib markii dab xoogan kooxo aan wali la aqoonsan ay qabad siiyeen xaruntii...
Muqdisho (Horufadhi News)-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ku jooga dalka Masar, waxaana wada hadalo uu...
Garoowe (Horufadhi News)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Cadiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Gudoomiyaha Gobolka Sool u magacabay Abuubakar Cabdi Geelle oo ah nin dhalinyaro...
Laascaanod (Horufadhi News)-Caaqil AxmeCabdi Gaas (Axmed Hoolif) iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo maanta kasoo wada muuqda shir saxafadeed ayaa sheegay inay...
Garoowe (Horufadhi News)-Hoggaamiyaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa mar kale ka hadlay colaada weli ka taagan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool haalkas...
Muqdisho (Horufadhi News)-Wasiirka arrimaha gudaha ee waddanka Austria ayaa waxa uu sheegay in Qofki sharciga qaxoontimada ee waddanka heysta ee dib ugu...