Ceerigaabo (HM ) Colaad ayaa mar kale dib uga soo Cusboonaatay deegaanka Ceel-afwayn ee Gobolka Sanaag, Kadib markii maalintii shalay uu halkaasi dil...
Guriceel ( HM) Magaalada Guriceel ee Gobolka galgaduud Waxaa ka dhacday Dhacdo cajiib ah oo Bulshada siwayn usoo jiidatay kadib markii Ciidamada...
Gaalkacayo (HM)-Dowlad-gobolleedyada Puntland iyo Galmudug oo kulan labo geesood ah shalay ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa ku heshiiyay dhismaha guddi farsamo oo...
Muqdisho (HM)-Soomaaliya ayaa shalay ka jawaabtay talaabooyin xiriiro ah oo ay qaaday Kenya, kuwaas oo u muuqday kuwa dhaawacaya darisnimada iyo xiriirka soo...
Muqdisho (HM)-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir sidoo kalena ka mid ah mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa Magalada Nairobi...
Laascaanood (HM)-Hargeysa waxaa shalay galab yimid mid kamida xubnihii ka dambeeyay in Dambi lagu soo oogo Korneyl Tuke ,wuxuuna ka hadlay sidii...
Muqdisho (HM)-Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda qarax ka dhacay bar Kontarool oo ku taala Taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Qaraxaasi...
Muqdisho (HM)-Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir. Rasaas ayaa laga maqlay goobta...
Muqdisho (HM)-1 – 16/02/2019: Dowlada Kenya ayaa dib ugu yeertay Safiirkeedii dalka Soomaaliya iyadoo sidoo kale ku amartay safiirka dowlada Soomaaliya uga wakiilka...
Laascaanood ( HM ) Waxaa dalka Maraykanka Maxkamad ku taalla ay soo Afmeertay Kiiska Dacwado Xubno kasoo jeeda Somaliland ay kusoo oogeen Col. Tuke...