Nairobi (HM) – Ciidamada Kenya ayaa maanta xiray xawaalado ka mid ah kuwa Soomaalida oo ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya....
Kismaayo (HM)-Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay isaga baxeen Garoonka diyaaradaha ee...
Hargeysa (Caasimada Online) ―Maamulka Somaliland ee uu hogaamiyo Korneyl Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Soomaaliya...
Garoowe ( HM ) Waxgarad, Wasiiro iyo Masuuliyiin ka tirsan Puntland, kana soo jeeda Gobolada SSC oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa...
Muqdisho ( HM ) Iyadoo Calankii Qaranka Soomaaliyeed Dhalinyarada laga hor joogo, oo dhowaan lagu xidhay magaalada Hargeisa, Hadana waa kan Masuul...
Tuke Xirgi laawe cabdi xaafidow ma xarragooneene Xabaal baad ka door bidi lahayd xaaladdaan nahaye Xusbad li’ida daaroodka iyo xeesha nacabkooda Ama...
Muqdisho (HM) –Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey sharciga shidaalka dalka, oo xukuumadda Soomaaliya ay dadaal xooggan u gashay sidii loo ansixin lahaa....
Hargeysa (HM) ―Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, ayaa waxa muddooyinkii u dambeeyay ku soo badanayey dilalka qorsheyn ee loo geysanayo shacabka. 48-saac...
Hargeisa (HM ) Gudoomiyaha baarlamaanka Maamulka Somaliland Baashe Maxamed Faarax, oo xalay hadal ka jeediyey Xaflad lagu Qabtay Hargeisa ayaa ka codsaday...
Laascaanood (HM)-Waxaan halkaan idinka soo gudbin doonaa warbixin iyo falanqeyn ku saabsan xaqiiqada ka jirta Soomaliland HALKAN KA DAAWO WARBIXINTA