WARARKA SOOMAALI

Wasiir ka tirsan Maamulka Soomaliland oo lagu dhex arkay Shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya

Muqdisho ( HM ) Iyadoo Calankii Qaranka Soomaaliyeed Dhalinyarada laga hor joogo, oo dhowaan lagu xidhay magaalada Hargeisa,  Hadana waa kan Masuul ka tirsan maamulku.

(Agaasimaha wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase, ayaa ka qayb-galay kulan ka dhacay magaalada Nairobi, kaasi oo lagaga hadlaayay arrimo la xidhiidha shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliya.

Kulanka waxaa isaguna ka qayb-galay wasiirka shaqada iyo shaqaalaha dawladda federaalka Soomaaliya Siddiiq Warfaa).

SOMALI NEWS

To Top