Boosaaso (HM) – Roobab xoogan oo ka da’ay deegaano kala duwan oo ka tirsan Puntland ayaa sababay inay xiranto wadada isku xirta magaalada...
Laascaanood (HM) – Iyadoo dhawaan madaxweynaha Somaliland uu cafis u fidiyay maxaabiis Puntland looga qabtay dagaaladii ka dhacay deegaanka Tukaraq, ayaa waxaa la shaaciyay...
Muqdisho (HM)-Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqday inay mar kale dhimeyso Ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya, si loo gaarsiiyo 19,626 Askari...
Laascaanood( HM ) Nin hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in toogasho uu dad badan ku dilay ka geestay xarunta dowlada hoose magaalada...
Addis-Ababa (HM) – Ra’iisul wasaraaha dalka Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa mar kale ka hadlay xiisadda iyo khilaafka u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo...
Nairobi (HM) – Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Nin Qorsheynayay dilka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Ninka la qabtay...
Garowe (HM) – Maamulka Puntland ayaa dalacsiiyay saraakiishii ciidamada ee dhawaan kasoo goostay Somaliland, kuwaasi oo isku dhiibay Puntland, waxaaana munaasadda lagu dalacsiinayay...
Muqdisho (HM)-Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud, ayaa ka hadlay go’aanadii ugu dambeeyay ee dowladda Kenya ay ka qaadatay Soomaaliya iyo aamusnaanta madaxda dowladda...
Muqdisho (HM)-Madaxwayna ku xigeenkii ugu horreeyay ee Cuba,Salvador Valdes Mesa ayaa waxaa uu shalay ka qaybgalay xuska ciidamadii Cuba looga dilay dagaalkii...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, isagoo magaalada barakaysan ee Makkah uga qeyb gali doona...