Laascaanod (HM) Waxaa magaalada Qoriley Si balaadhan loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee beelaha SSC Garaad Jaamac garaad Cali oo kasoo Noqday ...
Muqdisho ( HM ) Gudiga Dhaqaalaha Qaranka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in maalinta khamiista ah ay qaban doonaa shir caalami...
Laascaanood (HM)-Galabnimo khamiis ah, oo ay taariikhdu ku beegnayd 6/6/2019 waxaan si kadis ah uga war-helay -anigoo daalacnaya bartayda aan ku leeyahay...
Muqdisho (HM)-Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Al-Shabaab oo aad u hubeysan ayaa la wareegay deegaanka Af-Urur ee Gobolka Bari, halkaas oo aheyd meel...
Muqdisho (HM)-Wararka naga soo gaaraya degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in dhaawac halis ah uu soo gaaray ruux kasoo dhacay...
Mineapolis ( HM) Garsoore ku sugan maxkamad ku taal magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa xabsi 12 sano iyo badh ah ku...
Buuhoodle ( HM ) Deegaanka Gocondhaalle oo dhaca Waqooyiga magaalada Buuhoodle Waxaa lagu Qabtay Munaasibad lagu daah Furay Masaajid Halkaasi laga dhisay, Waxaa...
Muqdisho (HM)– Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo soo saarey warbixinta sanadlaha ee xaaladda Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowladda federaalka iyo maamul-gobolleedyada...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay in dalalka xayiraada ku saaray dalkiisa ay bilaabeen inay dalalka...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaa...