Hargeisa (HM) Xukuumadda Somaliland ayaa xayirtay telefishannada Horyaal iyo Eryal, sida lagu sheegay warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed...
Muqdisho (HM)-Wararka la helayo magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa sheegaya in dowladda dalkasi ay aastay madaxweynihii dalkaasi Masar Mohamed Mursi. Saacado...
Muqdisho (HM)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise Singub....
Hargeisa (HM ) Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Somaliland muddo bil iyo dheraad ahna ku xidhnaa magaalada Hargeysa...
Muqdisho (HM)-Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in qof laga helay calaamadaha cudurka Ebalaha lagu arkay gobolka Kericho ee dalka Kenya....
Laascaanood (HM) – Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa ajaaniibta doonaya inay dalkaas maal-gashtaan u sheegay in xanibaadda saaran khamrada la qaadi doono sanadka soo socda,...
Hargeysa (HM) ―Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo shalay daah-furey Imtixaanka Shahaadiga ah ee deegaanada Somaliland, ayaa waxa uu ka jawaabay su’aal...
Muqdisho (HM)-Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda ayaa shaacisay in dowladda Soomaaliya ay heegan gelisay hay’ado iyo shaqaalo loogu talo galay ka hortaga cudurada faafa,...
Garoowe ( HM ) Nabaddoon Cabdullaahi Maxamuud Jibriil oo kamid ah Waxgaradka Puntland ayaa ka fal-celiyay hadal ay shalay jeediyeen odayaal ku sugan...
Kismaayo (HM)-Qoraal kasoo baxay Xafiiska Xeer ilaalinta maamulka Jubbaland ayaa digniin loogu diray dadka wada kicinta dadweynaha iyo sidoo kale ka been...