Muqdisho (HM)-Beer kutaala magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa laga helay meydka nin la tuhmayo in uu kasoo dhacay Diyaarada Kenya...
Gaalkacyo (HM – Allaha u naxriistee waxaa xalay Magaalada Gaalkacyo ku geeriyooday Taliyihii Booliska Degmada Gaalkacyo Col. Cawil Nuur Rooble, kadib markii uu...
Hargeisa ( HM ) Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland ayaa safar ugu baxay dalka Guinea, oo la sheegay inuu marti-qaad ka helay...
Laascaanood (HM) – Kadib qoraalkii muranka dhaliyey, dowladda Kenya ayaa go’aan cad kasoo saartey mowqifkeeda ku wajahan Somaliland oo ay xiriir la yeelaneysay mudooyinkii...
Garoowe ( HM) Waxaa mudooyinkii dambe Bulshadu ka war sugaysa Go’aanka kasoo baxa Kiiska Caasha Ilyaas oo ahayd Gabadh yar oo lagu...
Garoowe ( HM) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa munaaasibad Qado sharaf ah u sameeyay Saraakiishii Ciidamada Gobolka Sanaag ee kasoo...
Garoowe (HM)-Shirkada Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday xilliga ay duulimaadka ka bilaabeyso magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. War kasoo baxay shirkadda...
Laascaanood (HM)-Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland C/xakiin C/llaahi Camey ayaa loo magacaabay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono magaalada Addis Ababa...
Caabudwaaq (HM) –Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud ayaa waxaa Caawa ka socda dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo xooggan oo ku aadan, sidii loo dhameyn...
Hargeysa (HM) ― Nin kamid ah wadayaasha gaadiidka guddida abaaraha ee Somaliland iyo Nin kale oo wehlinayey ayaa cabasho balaadhan ka muujiyey Wasiirka...