Laascaanood ( HM ) Deegaanka Dardarwayne ee waxaa ka socda Dagaal Beeleed culus oo u dhaxeeya beelood oo Colaadi horay ugu dhexmartay Deegaanka...
Muqdisho (HM)-Ciidamada Amniga ayaa ka hortagay gaari waxyaabaha qarxa lagu soo raray oo saaka ku qarxay agagaarka Isbitaalka Digfeer, kaddib markii gaariga...
Garoowe ( HM) Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Wareegto uu soo saaray wuxuu xilkii ka qaaday hanti-dhowrka Guud, ggaasimayaasha Bangiga...
Hargeysa (HM) – Maxkamadda gobolka Maroodi-Jeex ayaa saaka xukun adag ku riday Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo muddooyinkii dambe ku xirnaa...
Laascaanod ( HM) Afhayeenka Odoyaasha gobolka Sool Caaqil Axmed Maxamuud Daad ‘Sanyare’ oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa ku tilmaamay Faysal...
Hargeisa ( HM) Waxaa maanta magaalada Hargeisa kusoo noqday Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland, kadib Safar uu dhowr Casho ugu maqnaa Hargeisa....
Dhuusamareeb (HM) –Ciidamada ammaanka maamulka Galmudug ayaa Warbaahinta u soo bandhigay Haweeney la sheegay in ay iska dhigi jirtay nin, taas oo in...
Hargeysa (HM) ―Xukuumada Somaliland ayaa dowladda Federaalka Somaliya waxay ku eedeysay inay ku howlan-tahay sidii ay u sii kala fogeyn lahaayen Somaliya...
Laascaanood (HM)-Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa ay kamid tahay waddamada muhiimka ah ee dhaca geeska Afrika, kullaala Badweynta Hindiya, talo iyo go’aanna ku leh...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kulan ay Albabada u xiran yihiin waxa uu xerada Xalane kula leeyahay...