Hargeysa (HM) ―Xoghayaha Arrimaha carabta iyo dowladaha islaamka ee xisbiga Waddani Axmed Safiina ayaa ka hadlay cadaadisyada iyo caqabadaha dhoofka xoolaha ka...
Laascaanood ( HM) Afar hablood oo ku jira Aqalka Congress-ka Maraykanka , kuwaas oo Donald Trump uu ku cunsuriyeeyay asalkooda ayaa sheegay in...
Hargeysa (HM) ―Ganacsatada reer Somaliland ee xoolaha u dhoofiya dalalka Carabta, ayaa sanadkan wajahaya caqabado iyo cadaadisyo hor leh. Somaliland ayaa culeys...
Hargeisa ( HM ) Magaalada Hargeisa waxaa lagu Qabtay dood ku saabsan Xaalada Soomaaliland ay Marayso, Waayihii kala duwanaa ee lasoo Martay...
Garoowe (HM)-Diyaarad ay leedahay Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland markii ugu horreysay ka degtey. Garoonka...
Hargeysa (HM) –Saacadihii la soo dhaafay ayaa Warbaahinta dalka qaarkood waxa ay tebisay in amar kasoo baxay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya lagu...
Hargeysa (HM) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada ee maamulka Somaliland Maxamed Daahir Axmed ayaa taageeray hadal ka dhan ahaa Soomaaliya oo ka...
Muqdisho (HM) – Ra’iisul wasaraaha dalka Canada Justin Trudea ayaa ku dhawaaqay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay dowladdiisu ka taageeri doonto...
Laascaanood ( HM) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka DOOD-WADAAG ee ka baxa Telefeshinka Universal kaasi oo horay uu usoo jeedin jiray Wariye...
Boosaaso (HM) – Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bari ee Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas xalay fiidkii laga dareemay dhul Gariir. Khubarrada dhinaca...