Hargeysa (HM) ― Xoghaye ku xigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Jamaal Jaamac Xaamud oo maanta warbaahinta kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa...
Muqdisho (HM)-Markasta oo xukunka dacwada uu soo dhawaado, xiisadaha u dhexeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa sii kordhaya. Haddaba, waxaa mudan in lays...
Laascaanood (HM)-Guddiga Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha wakiilada Puntland, oo Khamiistii warbixin siiyay fadhiga Baarlamanka, ayaa shaaciyay in lixdii bilood ee sannadkan u...
Beledweyne (HM) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro geystay oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid...
Garowe (HM) -Maxkamadda racfaanka magaalada Garowe ayaa fadhigii ugu horreeyay maanta ka yeelaneysa Kiiska Marxuumad Caa’isho Ilyaas Aadan oo kufsi iyo dil loogu...
Laascaanood ( HM ) Shir mudo 11-cisho ah uga socdey Magaalada Badhan Beelaha Degga Gobolka Sanaag iyo Galbeedka Gobolka Bari ayaa Laga...
Laascaanood (HM)-Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in aysan ogolaan doonin cid dambe oo fiiso la’aan ku soo gasha gudaha Puntland. Wasiir ku...
Laascaanod ( HM) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal Xiiso badan ku saabsan magaalada Laascaanod iyo Qurbajoog kusoo Noqday. HALKAN KA DAAWO...
Laascaanood (HM)-Xildhibaan Dhakool oo kamid ah Xildhibaanada Maamulka Soomaaliland ee kasoo jeeda Gobalka Sool oo mudo u xidhnaa Xubno kamid ah maamulkaas...
Hargeysa (HM ― Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ka dhacay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa, kaasi oo loo geystay Askari ka...