Muqdisho (HM)-Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka, Dr Axmed Cali Daahir, ayaa waxa uu soo jeediyay in aanan siyaasadeyn kiiska badda, isaga oo qeybaha...
Hargeisa (HM) Maamaamulka Soomaliland Xisbiga Wadani ayaa ka hadlay 42-Shaqaale ah kuwaasi oo maalintii shalay laga Eryay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeisa, Kadib...
Muqdisho (HM)-Hoggaanka sare ee Ahlu-sunna ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay in uu gebi ahaanba buray heshiiskii u dhexeeyay iyaga iyo xukuumadda Federaalka...
Muqdisho (HM)-Ciidamo dheeraad ah ayaa saaka ka degay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kuwaasoo diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho. Sida wararku sheegayana...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa cambaareeyay dhiggiisa dalka Brazil Jair Bolsonaro, isaga oo sheegay in uu si “qalafsan” uga hadlay marwada...
Muqdisho (HM)-Waxa uu wacad ku maray inuu Mareykanka isaga tagayo kaddib markii uu dhibane u noqday wax uu rumaysan yahay inay salka...
Muqdisho (HM)-Dowladda Kenya ayaa maanta oo Isniin ah waxay si tijaabo ah u bilowday dhoofinta saliidda ceyriinka ah oo waddankaasi laga soo...
Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii 2aad tan iyo markii xilkaas uu qabtay socdaal ugu anbabaxay dalka Itoobiya, ka...
Hargeysa (HM)-Maamulka Somaliland ayaa maanta shaqada ka joojisay 42 shaqaale ah, kuwaasi oo ka hawl-galayay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Shaqaalahan ayaa...