Laascaanood (HM)-Saleebaan Cali Koore oo maamulka Hargeysa ugu magacaaban wasiirka Biyaha in kasto uu u badan yahay Afhayeen u hadla Muuse Biixi...
Hargeysa (HM)-Waxaa maanta kusoo laabtay Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi iyo xubno uu wato oo maalmahan ku maqnaa Dalka Sucuudiga o ku...
Muqdisho (HM) – Shirka golaha wasiirrada maanta oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada Difaaca, Nabad-sugidda,...
Kismaayo ( HM) Madaxwaynaha la doortay ee maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Markii lagu dhowaaqay Natiijada Doorashada Wuxuu jeediyey Khudbad dhincayo badan...
Garoowe (HM)-Maxkamada Sare ee Puntland ayaa Khamiista maanta ah ayidday dilka toogashadda ee lagu xukumay saddexda rag ee loosoo qabtay kiiska kufsiga...
Muqdisho ( HM ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar...
Laascanood (HM)– Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhaawacyadii maanta ku wax yeeloobay rasastii Ciidamada maleeshiyaadka Soomaliland u adeegsadeen shacabka, sida naloo...