Muqdisho (HM) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa badalay go’aankiisii ku aadanaa inuu furi doono jidadka...
Laascaanood ( HM ) Shir ay yeesheen Golaha wasiirrada maamulka Somaliland oo uu shir guddoominayay madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu...
Garoowe (HM ) Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka u dhexeeya maamulka Puntland iyo Imaaraadka Carabta, iyadda oo wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in Dowladda...
Hargeysa (HM) – Maamulka Somaliland ayaa ka horyimid heshiiskii 31-kii bishii hore dowladda federaalka Soomaaliya iyo Ururka Midowga Yurub ay ku kala saxiixdeen...
Muqdisho (HM)-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Ex Koontarool Afgooye ee dhanka koofureed ee...
Hargeysa (HM)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaliland maanta waxaa shir ku qabtay qaar kamid ah xubno ay kujiraan Cali Khaliif Galaydh iyo...
Kismaayo (HM) – Guddiga amniga Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xariggii Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan, kaasoo shalay Ciidamada Booliska ay...
Muqdisho (HM)-Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen ayaa xaqiijisay in Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay shalay xidheen C/rashiid Xasan Cabdinuur Janan...
Laascaanood (HM)-Wasiirka arrimaha dibadda maamulka Soomaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo maanta waraysi siinayey Tv-ga Universal ayaa waxaa uu u muuqday mid...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Maaliyada xukuumadda federaalka ah ayaa waxa uu si cad u qiray in dowladdu aysan hayn awood ay uga hortagto dakhliga...