WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland Cali Khaliif iyo Faysal Cali Waraabe oo war kasoo saaray hadalkii Nuux Taani-Video

Hargeysa (HM)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaliland maanta waxaa shir ku qabtay qaar kamid ah xubno ay kujiraan Cali Khaliif Galaydh iyo Faysal Cali Waraabe oo iskugu yeedhay aqoonyahanka Soomaliland waxaana ay raali galin ka baxsheen hadalkii dhawaan kasoo baxay Taliyaha Ciidamada maamulkaas Nuux Taani.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

SOMALI NEWS

To Top